Home WARARKA DEG DEG: Musharaxa uu utanaasulay Cumar C/Rashiid oo la ogaaday & Dabaal...

DEG DEG: Musharaxa uu utanaasulay Cumar C/Rashiid oo la ogaaday & Dabaal deg ka bilowday Hoolka…

1
0

Cumar C/rashiid ayaa ka haray tartankii xilka madaxweynaha Soomaaliya isagoo sheegay inuu utanaasulay si isbadal loo helo.

Isagoo hadlaya ayuu sheegay in sababta uu utanaasulay ay tahay inuu qadariyo guuxa xildhibaanada iyo dadka kale ee goobta jooga isagoo taas ula jeeday inuu utanaasulayo musharaxa Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Farmaajo ayaa isagoo ordaya soo gaaray halkii uu taagnaa Cumar C/Rashiid isagoo ugu hambalyeeyay tanaasulida uu usameeyay.

Waxaa ay taas ka dhigan tahay in Farmaajo uu haysto taageerada ugu badan ee xildhibaanada haatan, Xasan Sh ayaana kusoo xiga halka rajada Sh Shariifa y aad uliidato

https://www.youtube.com/watch?v=BPDEFFVxwu0

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here