DEG DEG:- Maxkamadda Go’aanka ka gaaraysa Dacwadda Badda oo furantay

Waxaa Hadda Magaalada The Hogue ka furantay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo lagu waddo in ay go’aan ka gaarto dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya.

Goobta ayaa waxaa jooga Wafdi ka socda dowladaha Kenya iyo sidoo kale Soomaaliya .

Maxkamadda ayaana gaaraysa go’aan ah in ay gelikaro Kiiskaan iyo Inkale.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)