Home WARARKA DEG DEG: Maxaa ka socda Xarunta Doorashada oo aadan ogeyn

DEG DEG: Maxaa ka socda Xarunta Doorashada oo aadan ogeyn

3
0

Qaban qaabadii u dambeysa ayaa hadda ka dhex socota Xarunta Doorashada Afasiyooni ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa hoolka doorashada gaaray Musharraxiin ka mid ah kuwa u tartamaya doorashada Madaxweyanha .

Guddiga ayaa xildhibaanada labada aqal ka codsanaya in ay anshax dhowraan oo ay kuraastooda fariistaan.

Codbaahiyaasha, Ama Makarafoonada Goobta ayaa la hagaajinayaa iyadoo ololihii u dambeeyay uu magaalada ka socdo.

Inta badan Xildhibaanada ayaa fadhiya hoolka iyo dhamaan Guddiga Doorashada qeybihiisa kala duwan.

Ciidamo ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa gudaha xarunta doorashada lagu dhax arkayaa kuwaas oo hadba dhan u socda.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here