DEG DEG :Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyinihi Hore Xasan Shiikh Oo Ku Kulansan Villa Somalia

Wararka aan ka heleyno Villa Somalia aya sheegaya in kulankii ugu horeeyey ee fool ka fool ah ay isugu yimaadeen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweyinihii hore Xasan Shiikh Maxamuud.

Kulan ayaa hordhac  u ah iney labada dhinac ka wada hadlan sidii lo sameyn lahaa xaflada xil wareejinta oo lagu wado iney dhawaan qabsoonto,


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)