DEG DEG: Gudiga doorashada oo ku dhawaaqay Go’aankii ugu cuslaa oo keeni kara in Musharaxan guuleysto

Doorashada ayaa goordhow lagu wadaa iney ka bilaabato magaalada Muqdisho, laakiin gudiga  doorashada ayaa  Go’aano adag goordhow ku dhawaaqay

Guddiyada ayaa soo saaray in si siman Musharraxiinta loo siiyo Min 5 Infiito oo ay ku keensadaan shan qof oo isugu jira Caawiye,Waardiye aan hubeysneen,Codtiriye iyo Saaxiibo.

Waxaa laga mamnuucay Goobta Doorashadda in lalagalo Lacag,Hub,Taleefoon,Qalabka wax duubi kara,Warqada Mida Doorashada u Midab eg,Qalin,Marka laga reebo Martidad iyo Saxaafada.

Hadiiba meesha uu ka baxo masuq maasuq, waxaa ay dadka rajeynayaan in Maxamed Cabdullahi Farmaajo loo doorto madaxweynaha Soomaaliya


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)