DEG DEG: Golaha Wakiilada oo Go’aan ka gaaray Wasiirada Cusub ee Somaliland

Golaha Wakiilada soomaaliland ayaa maanta ansixiyay qaar ka mid ah Golaha wasiirada ee soomaaliland, 10 wasiir iyo 12 wasiir ku xigeen oo ka tirsan xukumada cusub ee madaxweyne Muusa biixi Cabdi ayaa maanta cod gacan taag ah Waxaa u qaaday Golaha wakiilada ee soomaaliland.

Wasiiradaan maanta hortagay golaha wakiilada soomaalialnd ayaa ah kuwa hada la wareegay xafiisyadooda.

Maalmaha soo socda ayaa la filyaa in Golaha wakiilada la hor keeno qaar kale oo ka tirsan Golaha wasiirada soomaaliland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay