Home WARARKA DEG DEG: Farmaajo oo Noqday Madaxweynaha Soomaaliya Kadib Xasan Sh oo Tanaasulay

DEG DEG: Farmaajo oo Noqday Madaxweynaha Soomaaliya Kadib Xasan Sh oo Tanaasulay

1
0

Musharax Xasan Sh Maxamuud ayaa haatan ku dhawaaqay inuu katanaasulay Musharaxnimadiisii, taas ayaana cadeneysa in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya

Musharax Xasan Sh ayaa yiri ” Waxaan Rabaa inaan halkaan ugu hambalyeeyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo noqonaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya”

“Farmaajo waxaan leeyahay Hambalyo” ayuu yiri Xasan Sh Maxamuud oo ay xildhibaanada sacab la istaageen.

“Waxaan ku talaabsanay Dimuqaraadiyad, marka madaxweynaha cusub halala ¬†shaqeeyo”ayuu yiri Xasan Sh oo hadalkiisa ku daray Soomaaliya Ha Noolaato.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here