DEG DEG: Farmaajo oo hogaaminaya, Xasan Sh oo wadnaha farta ku haya & Sh Shariif oo xili hore haray

Musharaxa Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhow inuu xili hore usoo gudbo wareega ugu danbeeya ee doorashada Soomaaliya.

Musharaxan haysta taageerada shacabka Soomaaliyeed ayaa helaya codadka ugu badan, waxaana loo badinayaa inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya.

Xasan Sh ayaa kusoo xiga kaas oo la filayo inuu wareega labaad ula gudbo, halka musharaxa kale ee Shariif Sh Axmed uu haysan haysan codad badan.

Farmaajo ayaa ilaa haatan haysta codad ka badna 125 cod, waxaana kusoo xiga Xasan Sh oo haysta wax ka yar 70 cod, Shariif Sh Axmed ayaa dhankiisa haysta ilaa 30 cod

LA SOCO Natiijada oo dhan


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)