DEG DEG: Duqeyn Xoogan oo caawa ka socota Muqdisho & Jugta oo laga maqlayo xarumaha…

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayan in Duqeyn xoogan caawa ay ku sucoto xaafado badan oo Magaalada Katirsan.

Duqeynta ayaa ah Madaafiic taasi aan ilaa iminka la ogeyn Goobta ay  laga soo tuurayo iyadoo magaalada oo dhan laga maqlayo jugta Madaafiicda.

Waxaana Berri lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo Magalaada Habeenkii Labaad ay bandow tahay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)