Home WARARKA DEG DEG DAAWO: Odayaasha dhaqanka Hawiye oo Xildhibaanada Beeshooda usheegay Musharaxa ay...

DEG DEG DAAWO: Odayaasha dhaqanka Hawiye oo Xildhibaanada Beeshooda usheegay Musharaxa ay dooran doonaan?

15
0

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa taageero weyn ujeediyay musharaxa Xasan Sh Maxamuud si uu unoqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in Xasan Sh uu mudan yahay in mar kale dalka uu hogaamiyo.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo Axmed Diiriye Cali oo kamid ahaa odayaashii kulankaas ka hadlay ayaa sheegay in hadii Xasan Sh dib loo dooran waayo uu dalka geli doona marxalad aan caadi aheyn.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Arintan ayaa kusoo aadeysa xili olale xoogan ay ka jirto magaalada Muqdisho iyadoo 24 musharax ay utaagan yihiin xilka madaxweynaha Soomaaliya

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here