DEG DEG: Cali Guudlaawe oo ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Hirshabelle

Doorashada Madaxweynaha dowlad goboledka Hirshabelle oo goordhow soo dhamaatay ayaa loo doortay Madaxweynaha afarta sano ee soo socota Cali Cabdulaahi Xuseen.Waxaa goordhow la galayaa doorashada madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle iyadoo ay ku tartayamayaan Maxamed Maxamuud Cabdule iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

 

goordhow kala soco Badweytims  codadka ay kala heleen labada musharax