DEG DEG: Askari ka mid ah ilaalada gaarka ee C/wali Gaas oo geeriyooday

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntlanda ayaa waxaa ay sheegayaanin Askri ka tirsan Ilaalaada Gaarka ah ee Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi wali Gaas uu ku dhintay Magaaladaasi.

Geerida Askarigan ilaalada u ahaa C/wali Gaas ayaa waxaa ay timid kaddib markii uu ka faniinay “ka dhacay”Gaari uu ¬†saarnaa oo ka mid ahaa Kolonyo la socotay Madaxweynaha kuwaas oo ku socdaalayay Wadad u dhaxeysa Degmooyinka Qardho iyo Bandar-beyle.

Sidoo kale wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari kale uu soo gaaray dhaawac culus kaas oo isna ka faniinay gaariga kaas oo u socday si xowli ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)