DEG DEG: Amaanka Madaxweynaha Cusub oo Halis ku jirta & Warar sheegaya in loo qaaday Hoteel…

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in hoyga oo kadaganaa magaalada muqdisho Maxamed Cabdulaahi Farmaajo laga badalay loona weeciyay hotelk
a weyn ee jaazeera.

Warkan ayaa noo xaqiijiiyay mid kamid ah xogheynta Farmaajo kasoo lashegaayo in amaankiisa loo baqay loona wareejiiyay hotelka Jazeera ilaa inta laga caleema saraayo una guuri doono xarunta madaxtooyada soomaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)