DEG DEG:- Al-Shabaab oo Deegaan Muhiim ah lagala wareegay

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed ayaa Maanta dagaal kula Wareegay Degaanno dhowr ah oo ku yaalla Gobolka Baay.

Meelaha ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Koofur Galbeed ay la wareegeen waxaa kamid ah Degaanka Labaatan Jiroow ee Gobolka Baay islamarkaana Fariisin weyn ay ku lahaayeen Al-shabaab.

Taliyaha Ciidamada Booliska Koofur Galbeed  Ibraahin Isaaq Yarow ayaa sheegay in sidoo kale Dagaalka lagu dilay Sargaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)