DEG DEG: Al-Shabaab oo dad badan u qab qabtay Taliye laga dilay

//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

Kooxda Shabaab ayaa waxaa ay howlgal ay ka sameeyeen Deegaanka Tuulo Barwaaqo ee Gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan Shabaabka.

Howlgalka ayaa lagu soo xiray 7 Ruux oo 2 ka mid ah ay yihiin Dumar sida Dadka deegaanka ay u xaqiijiyeen baahin.net.

Dadka ay shabaabku soo xireen ayaa waxaa lagu eedeeyay in wax ka abaabuleen Dilka taliyihii Ciidamada Al-Shabaab C/llaahi Khanaas.

Taliyaha ayaa waxaa Deegaanka Tuulo Barwaaqo ku dilay Ciidamada Dowlada oo howlgal gaar ah ka sameeyay Goob uu ku sugnaa Taliyaha.

Al-Shabaab ayaa dadkan 7 ruux ah waxaa ay ku xireen Xabsiyada Qarsoodiga ah ee ku leeyihiin Deeganada ay Maamulaan Kooxda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)