Dalka Faransiiska oo laga mamnuucay Hablaha Caatada Ah (Sababta)

Waxaa jiray waayahaan hadal heyn xoog leh oo ka dhalatay Sharci la meel mariyey Dalka Faransiiska oo ku aadan in Hablaha Caatada ah aysan Xayeysiinta iyo Faashiyoonada ka qeyb qaadan karin.

Sharcigaan ayaa xadidadaya haweenka Caatada ah inaysan meelaha lagu soo bandhigo Xayeysiinta Dharka iyo Jir dhismeedka Gudaha Faransiiska.

Waxa lagu sheegay in loo arki doono kuwo aan caafimaadkooda buuxin iyagoo Caato ah hadana Modelka dharka xayeysiinta ka qeyb qaadanaya.

Wasaarada Caafimaadka Faransiiska ayaa soo jeedisey Arintaan in la dabakho oo qofkii ku xad gudbo lagu qaadi doono Sharcigaan la meel maryey.

Quruxda iyo Qaab udhalashada qofka ayey qeyb ka tahay in isneelo ahaado,cayilka badana waa lala dagaalamaa dunida,faransiiskana haweenka ayuu udiiday iyagoo caato ah inay Xayeysiinta yimaadaan iyo dharka lasoo bandhigayo.

Waxay Saameyn doontaa Sharcigaan Haween gaaraya 30,000 ilaa 40,000 taasi oo ka dhigan in 90% Dadka Faransiiska oo haween ubadan ay saameyso.

W/Tarjumay: Xasan Cabdullaahi Cabdulle

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA SHARCIGAASI INGIRIISKA KU QORAN

A law in France banning the use of unhealthily thin fashion models has come into effect.

Models will need to provide a doctor’s certificate attesting to their overall physical health, with special regard to their body mass index (BMI) – a measure of weight in relation to height.

The health ministry says the aim is to fight eating disorders and inaccessible ideals of beauty.
Digitally altered photos will also have to be labelled from 1 October.

Images where a model’s appearance has been manipulated will need to be marked photographie retouchée (English: retouched photograph).

A previous version of the bill had suggested a minimum BMI for models, prompting protests from modelling agencies in France.

Anorexia affects between 30,000 to 40,000 people in France, 90% of whom are women.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)