Dagaal Xoogan Oo Hadda Ka Socda Gobolka Gedo//Ciidanka DFS Oo Jilibka Udhigtay Kuwa Kenya

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa seegaya in Dagaal Xoogan uu ka socdo Gobolka Gedo warar is khilafsana ay kasoo baxaaan.

Dagaalka ayaa ka socdaa Degmada Ceel waaq meel wax yar ujirta oo dhinaca Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya dhacda ah waxaana la maqlayaa Rasaas Xoogan.p

Ciidanka Kenyaanka ah ayaa la sheegay inay weerarka soo qaadeen.

Lama Oga sababta ka dambeysa Hujuumka ay Askarta Kenyaantiga soo qaadeen balse Saaka Aroortii ayaa mar keliya laga war helay rasaas kasoo dhaceysa dhinaca Ciidanka Kenya.

Saraakiisha Ciidanka Meliteriga Ee jooga Ceel waaq waxay sheegeen inay wadaan qorsheyaal ay ku doonayaan sidii loo heli lahaa gurmad Ciidan oo kaga imaanaya Baardheere iyo Garbahaareey.

NAGA FILO WIXII SOO KORDHO INSHA ALLAAH


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay