Dagaal Xoogan oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho & Faah Faahin cusub

Dagaal culus oo Sababay  khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay Maanta Magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Dowlada federaalka kuwaas oo la sheegay in ay kala shakiyeen.

Inta la xaqiijiyay hal askari ayaa ku dhintay Laba kalana dhaawac ayaa soo gaaray kuwaa oo kawada tirsanaan Ciidamadii israsaaseeyay.

Goobta ay israsaaseynta ka dhacday waa nawaaxiga Isgooyska kuliyada Jaalle siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo kale oo ka tirsan Kuwa Dowlada ayaa gaaray goobta oo kala dhax galay Ciidamadii dagaalamay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)