Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Somaliland Eng Feysal Cali Warabe ayaa sheegay in socdaalkii ra’isulwasaaraha ka danbeeyay dhaxal sugaha Imaaraadka carabta oo kusugnaa magaalada Adis ababa.
Faysal ayaa sheegay in ra’isulwasaaraha Itoobiya safarkiisa gadaal ka riixaaye dhaxal sugaha dalka Imaaraadka carabta oo khilaaf kala dhaxeeyo dowlada Soomaaliya waxaana oo sheegay in heshiiskaas Imaaraadka waxbadan ka ogeyd.
HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO
Sida dalalka Yurub u midoobeyn waa in u midoobaan dalalka geeska Africa oo Soomaaliya iyo Itoobiya kamidtahay kana gudubtaa xiliyadii dagaalada iyo arimo kale ayuu shaaciyay Feysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlaayay magaalada Hargeysa.