Daawo:Xog laga Ogaaday sida Haweenka udhali karaan caruurta dunida ugu qurxoon soomaalidana kamid tahay

Quburo dhanka caafimaadka ayaa baaray xogna kashaaciyay sida haweenka u dhali karaan caruur aad u qurux badan ayna noqdaan kuwa aad loo jecleysto muqaalkood.

Warbixintaan xogta ah ayaa lagu shaaciyay qaar kamid ah warbaahinta waa weyn ee caalamka talo lagu siiyay haweenka in ay sameyaan kadibna caruurtooda noqon doonta kuwa ugu quruxda badan caalamka aan haatan joogno.

Waan hubnaa in waalidiin farabadan oo soomaali ah aad u daneynayaan in caruurtooda noqdaan kuwa dunidaan ugu quruxda badan .


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)