Daawo:Xildhibaan Fiqi oo toosh ku ifiyay qodobo cusub ee dhiibistii Qalbi Dhagax iyo xaalada xiligaan kusuganyahay

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah xildhibaanada saameynta kudhex leh golaha shacabka soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday qodobo farabadan oo su aalo dhalinkara oo kusaabsan dhiibistii Qalbi Dhagax.

Fiqi ayaa shaaciyay qodobo soo jireen ah oo dhaqanka soomaaliyeed iyo diinta kusaabsan iyo sharciga dowlada soomaaliya u yaalo.

Xildhibaanka ayaa sido kale ka waramay xaalada xiligaan kusuganyaay Qalbi Dhagax waxaana oo shaaciyay in xiligaan kusuganyahay arin murugo badan oo aan la qiyaasi karin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)