DAAWO:Xil Mahad SalaadNafteena qatar weyn ayee kujirtaa xiligaan madaama Aan kashifnay….

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka lagana soo doorto galmudug ayaa goor dhow waraysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay mid kamid ah muuq baahiyaasha Soomaalida.

Xildhibaanka ayaa ka hadlay kala dirista gudi hoosaadka barlamaanka qeybtiisa maaliyada oo mudooyinkaan ka taagnaa muran aad u xoogan waxaana oo sheegay in gudigaas ku dhisanyahay sifo sharci ah laga kala diri karin xiligaan.

Mahad salaad ayaa sheegay in xukumada dalka ku fashilantay amniga iyo dhaqaalaha dalka waxaana oo sheegay in xildhibaanadooda halis amni xiligaan soo wajahday madaama loo hanjabay saxiibada kula jiro gudiga maaliyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here