DAAWO:Xil Cosoble”Farmaajo iyo Kheyre waxa ku heshiyeen in la Ugaarsado dadka siyaasada Oga soo horjeydo waxaa kamid ah

Ayadoo magaalada Kismaayo kasocoto xaflada caleema saarka madaxweynaha maamulka Jubbaland waxa goor dhow ka hadlay gudoomiyaha xisbi siyaasadeedka ILEYS kasoo ah mudane katirsan xildhibaanada golaha shacabka.

Cabdulqaadir Cosoble ayaa sheegay in madaxda dowlada aaminsayihiin qoray balse aan ogeyn halka laga keenay dalka iyo dhibaatada oo soo maray.

Cabdiqaadir ayaa shegay iyo Farmaajo iyo Kheyre mar waliba ku fakaraan sidii dhibato loo gaarsiin lahaa siyaasihiinta kaso horjeydo iyo damacooda mustaqbalka fog wallow dowladaha shisheeye wax ka dhagaystaan.