Daawo:Wariye Coldoon oo hees murugo badan kadhex sameeyay xabsiga soona qaaday Nimcaan Hilaac

Wariye Cabdimaalik muuse Coldoon oo xabsiga hargeysa ku xiran ayaa qoray hees aad u murugo badan oo kahadleyso xaaladiisa haatan iyo sababta xabsiga loogu xukumay.

Wariye Coldoon ayaa heestaan udhiibay fanaanka weyn ee Nimcaan HIlaac oo imikadaan kusugan magaalada muqdisho waxaana kaaga muuqan doonta sida Coldoon ugu weyntahay qaranimada soomaaliyeed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)