Daawo:Wariye caanka ah soomaalida oo jaceyl daran uqaaday gabar nin masuul dhalay balse Aabahayd maxow sameeyay

Wariye Boqorka bartamaha oo dhawaan xabsiga itoobiya laga soo daayay ayaa maanta shaaciyay sheeko jaceyl oo aad u xanuun badan oo todobaatanadiii dhex martay asaga iyo gabar oo dhalay wasiirkii arimaha dibada ee soomaaliya.

Wariye Boqorka Bartamaha oo kasoo jeeday qoys aad u danyar ayaa jacaylkaas aadka u daran u qaaday gabadhaas isku fasalka ahayeen inkastoo nolosha aad ukala fogayeen.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Boqorka bartaha ayaa sheegay in gabadhii laga badalay dhowr iskuul oo magaalada ku yaalay asaga dartiis balse asaga iskuul waliba labadalanaaye inkastoo markii danbe isku soo biya shubatay iskuulka bartamaha.

Wariyaha aya sheegay in u casuumay wasiirkii arimaha dibada ee soomaaliya hadana ahaa gabadha oo jaclaa aabahayd aya sheegay in balan qaadyo loo sameeyay sidaasna looga codsaday in gabadha isaga haro madaama nolosha aad ukala sareyaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay