Daawo:Wararkii ugu xasaasi sanaa caalamka iyo Turkiga iyo mareekanka oo xasarad siyaasadeed kadhex taagan iyo arintii Khaliijka oo kacsan

Shabakada wararka Baahin.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay caalamka kuwooda ugu xiisaha badan waxaana kamid ah khilaafyada siyaasadeed ee kataagan wadamada waa weyn.

Waxa dib usoo cusbonaaday khilaafkii diblamaasi udhaxeeyo dalalka waa weyn ee Turkiga iyo mareekanka waxaana dowlada turkiga si deg deg ah ugu yeertay safiirkoodi ufadhiyay dalkaas.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sido kale waxa dib usoo cusbonaaday khilaafkii dalalka khaliijka waxaan lashegayaa in xiligaan xaalad cusub abuurtay dowlada Qadar kasoo xurguf xoogan kala dhaxeeyo xulufada sacuudiga hogaamiyo.

Wararkaas iyo warar kale oo aad u xasaasi ah ayaa ku daawan doontaan warkeyna caawa ayadoo aad ku arki doonto waxyaabo farabadan oo ku xiiso geliyo.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay