Daawo:Wararkii ugu xasaasi sanaa caalamka iyo caawa’Turkiga iyo mareekanka oo xaalada kadhex kacsan iyo Qadar oo ay

Shabakada wararka Baahin.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay ee arimaha caalamka kuwooda ugu xiisaha badan siweyna u qaada dhigaan warbaahinta waa weyn.

Wararkii ugu waa weynaa saacadihii lasoo dhaafay ayaa kamid ah dowlada Qadar oo dacwad dhanka hawada ah u gudbisay qaramada midoobe kadib markii ay sheegtay in diyaarad imaraadka leeyahay soo gashay hawadeeda.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wararka kale oo aadka u xiisaha leh ayaa kamid ah Turkiga oo digniin udiray muwaadiniintiisa u safraayo dalka mareekanka in feejignaan dheeriya muujiyaan kadib markii oo sheegay in qatar amni dalkaas kataagantahay.

Turkiga iyo mareekanka ayaa mudooyinkaan kadhex taagnaa khilaaf diblamasi oo aad u weyn kasoo gaaray iyo hogaamiyaasha labadaas hadalo kul kulul is weydarsadaan.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay