Daawo:Warar deg deg oo kayimid Muqdisho iyo xarumaha maamul goboleedyada iyo warar shegaayo in MD Farmaajo caawa

Shabakada wararka Baahin.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay magaalada muqdisho iyo gobolada dalka kuwooda ugu xiisaha badnaa.

Wararkaas ayaa ku daawan doontaan qodobo aad u xasaasi ah oo wararkeyna maanta aad ku daawan madaama kuwa xili dhow kasoo dhacayn gobolada dalka.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wararka aad ku dawan doontaan ayaa kamid ah xaflad lagu sii sagootinaayo wafdigii madaxweyne Farmaajo ayaa xiligaan kasocota magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinimada beri usoo ruqaansado magaalada Gaalkacyo oo halkaas oga bilaaban doono booqasho oo kumari doono magaalooyin katirsan Galmudug.

Warar kale oo aad u xiiso leh aya aku daawan doontaan wararkaan.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay