Daawo:Warar deg deg oo caawa kayimid Muqdisho iyo gobolada’Magaalooyin Farmaajo boqonaayo cabsi kajirto iyo Mucaaradka

Shabakada wararka Baahin.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay ee gudaha magaalada muqdisho iyo xarumaha maamul goboleedyada dalka.

Wararkaas ayaa qaar kood ah kuwa aad u xiiso leh oo wararkeyna maanta aad ku daawan inkastoo qodobada qaar kood caawa soo kordheyn.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wararkaas ayaa qaar badan kamid ah ku daawan doontaan safarada madaxweynaha soomaaliya ku maraayo qeybo katirsan magaalooyinka Galmudug iyo wafuud cusub oo halkaas gaartay.

Amaanka magaalooyin badan ayaa siweyn loo adkeeyay kadib markii cabsi dhanka amaanka ah laga daremaayo wallow kooxda shabaab lasheegay in qeybo katirsan gobolada dhexe dalka kusuganyihiin.

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay