DAAWO:WARAR Deg Deg oo caawa caalamka kusoo kordhay iyo jamal khashoggi meydkiisa oo lagu wareejiyay koox Turki ah

Shabakada wararka Badweyn.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay caalamka gaar ahaan kuwii ugu xasaasi sanaa.

Wararka aad caawa ku daawan dontaan waxa kamid ah xogo goor dhow kusoo kordhay dilka wariye Jamaal iyo madax caalamka katirsan oo kahadlay waliba xiisada cusub udhaxeyso mareekanka iyo Ruushka.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here