Daawo:Siyaasi soomaali oo shaaciyay in oo kadanbeeyay go aankii lagu mamnuucay shiishada dalka Kenya xili….

Wasaarada caafimaadka ee dalka kenya aya maalmo kahor go aan ka qaadatay cabista iyo ka ganacsiga shiishada kasoo lasheegay in halis caafimaad dadka ku leeyahay.

Gudoomiyaha aqlabiyada barlmaaanka kenya Aadan Bare Ducaale ayaa sheegay in asaga ka danbeeyay mamnuucista shiishada gudaha dalka kenya kadib markii oo arkay sida dumarka soomaaliyeed saameynta ugu yeelatay iyo halista kasoo wajihi karto.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Aadan Bare ayaa sheegay in oo ku amray wasiirka caafimaadka kadibna go aankaas kula qaatayn madaxda soomaalida dowlada kenya kula jiro inkastoo siweyn oga soo horjeysteen ganacsatada ka kaganacsato iyo dadka caba waxaana dacwad ka fureyn maxkamada sare ee dalka.

Inta badan bulshada soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka kenya ayaa soo dhaweeyay go aankaas wallow soomaali farabadan shiishada cabta arintaas kasoo horjeysteen waxaana amarkaan imanaya xili sanadihii ugu danbeyse dhalinyarada soomaaliyeed siweyn u cabaan shiishada.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay