Daawo:Qadar oo argagax kuriday isbaheysiga Sacuudiga hogaaminaayo hadana soo iibsatay Gantaalo cusub

Arin lama filaan ayee mar qura kunoqotay dowladaha xanibaada kusoo rogay dalka Qadar kadib markii ay soo bandhigtay gantaalo ridadooda dheertahay laguna farsameeyo dalka shiinada oo dhawaan si qarsoodi ah oga soo iibsatay.

Gantaladaan ayaa ridadooda gaari karo wadamo farabadan oo ah kuwa xaduuda la wadaaga oo haatan cunaqateynta saaray.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Warbixintaan ayaa ku darayso in Qadar si qarsoodi ah hubkaas oga soo iibsatay dalka shiinada waxaan lashegayaa in sanad guuradeeda kusoo bandhigtay ayadoo lama filaan ku noqotay dowladaha khaliijka.

Arintaas ayaa lashegayaa in dabkii kadhex holcaayay wadamada Khaliijka kusoo shubtay baansiin inkastoo weli aan ka hadlin xulufada sacuudiga oo hogaaminaayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay