Daawo:Muqdisho oo muqaal aan laga fileyn sanadkaan lasoo baxday iyo daaraha ugu Qurxoon Africa oo ay

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka iyo Warbixin ku saabsan Nolosha magaalada Muqdisho ee Sanada 2018, Iyadoona Booqasho lagu tagay Isgoyska Soobe oo lagu Xasuusto dhibaatadii ka dhacday.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA VIDEO

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda Dadaalo iyo Horumar balaadhan, Waxaadna Warbixinta uga Bogan doontaan sida dad keedu aanay ugu niyad jabin kuwa had iyo goor lidiga ku ah Nabada iyo Xasilinooda Caasimada Soomaaliya.

DAAWASHO WACAN.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay