Daawo:MD Farmaajo khudbad Qiiro gelisay reer Gaalkacyo jeediyay hadana ku karbaashay mucaaradkiisa oo qaar kood Goobta jooogay

Waxa haatan nisoo gudbineynaa khudbadii madaxweynaha dalka soomaaliay maanta ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug kasoo oo maalinimadii shalay soo gaaray asaga iyo wafdi oo hogaaminaayo.

Khudbada madaxweynaha ayaa ahayd mid saameyn xoogan ku yeelatay dadka isugu soo baxay goobta oo siweyn loo ilaaliyay amaankeeda waxaana kula sugnaa madaxweynaha Galmudug iyo wasiiro xildhibaano iyo waliba gudoomiye kuxigeenka aqalka sare.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Khudbada madaxweynaha oo dhinacyo badan taabaneyso ayaa oga hadlay hormar la aanka kajirta gobolka mudug iyo dibu dhaca kuyimid waxaana oo shacabka ugu baaqay in dowladnimada xoojiyaan kana shaqeyaan hormarka iyo nabadeeda hadana qof waliba ugu baaqay in nabadoono noqdaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay