DAAWO:MD Farmaajo hal arin ka walaacsan&Xasan Sheekh qaabkii xilka oga tuuri lahaa Farmaajo helay iyo Rooboow oo caawa

Shabakada wararka Badweyn.com ayaa caawa nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay arimaha siyaasada iyo gobolka dalka waxaana kamid ah qodobo muhiim ah.

Qodobada aad ku daawan dontaan wararka caawa waxa kamid ah walaac soo wajahay madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo shaaciyay arin soomaaliya iyo Itoobiya ku heshiin karin iyo waliba muuse Biixi oo go aan cad ka qaadan doono dalkii ugu dhawaa iyo warar kale oo Soomaalida ku saabsan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here