Daawo:Maxoow kayiri madaxweyne Farmaajo safarka oo kutagi doono magaalooyinka Galmudug iyo warar shegaayo

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa waxaa qado sharf u sameeyay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo kamid ah madaxda dhaqanka Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA VIDEO

Madaxwayne Farmaajo ayaa Halkaasi kasoo jeediyey Khudbad dhinacyo badan Taabanaysa oo uu Xaalada dalka uga hadlay, Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo ayaa ku dheeraaday Muhiimada ay leedahay in Maamulka dalka looga dambeeyo Dawladda Dhexe, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Safarka uu ku tagi doono Gaalkacyo iyo deegaanada Galmudug.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay