Daawo:Maxaa ka jira in lagu kala baxay Doorashadii Somaliland, Natiijooyin la helay & Xiliga lagu dhawaaqayo..

Gudiga Komishinka Doorashooyinka ee Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay Xiliga lagu dhowaaqi doono Natiijada Rasmiga ah ee kasoo baxday Codbixintii Shalay ay Shacabku Sameeyeen iyo Madaxwaynaha cusub ee la doortay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Dhinaca kale waxay ka hadlay Natiijooyin Hordhac ah kuwaasi oo lagu Faafiyey Warbaahitna iyo Baraha Bulshada, waxayna sheegeen inay Xaqiiq noqon karaan, Maadaama ay Xisbiyada Ergooyin madasha u joogaan, Balse waxay codsadeen inaan laga hordhicin oo laga dheerayn Xiliga lagu dhowaaqayo Natiijrada Rasmiga ah.

Waxaa siwayn loo saadaalinayaa inay Fooda isku daraan Labada Musharax ee Muuse Biixi iyo C.raxmaan Cirro.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)