Daawo:Maxaa aamusiyay xildhibaanada labada aqal iyo xildhibaan xog badan ka shaaciyay arintaas

Waxa mudooyinkii ugu danbeyse aamusnaan xoogan laga daremaaye xildhibaanada dowlada soomaaliya marka laga reebo kuwa aad u tiro yar oo katirsan xisbiyada mucaaradka.

Xildhibaan katirsan golaha shacabka ayaa haatan sharaxaayo sababihii u aamuseyn xildhibaanada iyo waxyaabaha ku kalifay haba ugu badnadeyne kuwa oga imaaday villa soomaaliya.

Xildhibaan Maas

”Maxay tahay waxa aamusiyey Xildhibaanadda?” waxaa sharraxaya Xildhibaan Maxamuud Axmed Run Sheeg.

Posted by Goobjoog on Friday, September 13, 2019