Daawo:Masuul sheegay in qaraxii xarunta gobolka banaadir lagu laayay Abgaal lana sineyn qabiilada kale

Ayadoo tuhun xoogan oo soo galay siyaasihiinta iyo waxgaradka beesha abgaal oo ku aadan in qaraxii kadhacay xarunta gobolka banaadir loo maleegay gudoomiye Yariisoow ayaa haatan waxa kahadlay gudoomiyihii hore ee degmada wadajir.

Axmed Daaci ayaa sheegay in dadkii ku dhintay xarunta gobolka banaadir uwada sineyn qabiilada dego gobolka banaadir tasoo oo ku micneeyay in kawada maqnayeen goobta.

Axmed Daaci oo sheegay in waxyeelo kasoo gaarayn qabiilada kale masuuliyiinta udhashay gaar ahan kuwa ku aftirsado beelaha dego gobolka banaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here