Daawo;Mahad salaad iyo Goodax Bare oo dood Live ah isku bahdilay hadana kala shaaciyay xogo cusub

Ayadoo habeenimadii xalay dood wadaag aad u xasaasi ah kudhex maray tv-ga Universal xildhibaano kawada tirsan labada aqal kuwaasi oo tageero xoogan ukala ah xukumada iyo waliba Qalbi Dhagax.

Xildhibaanadaas oo kala ahaa Goodax Bare iyo Mahad salaad iyo laba xildhibaan oo ka socotay aqalka sare ayaa isku dhaafsaday hadalo kul kulul kuwaas oo mararka qaar mid shaqsiyeed u badalaayay waxaana sababtay in Mahad Salad Goodax kusheegay nacamleeye Kheyre oga doonaayo xil wasiirnimo.

Arintaasi ayaa mar qura badashay doodii xildhibaanadaas waxaana isku badashay ereyo maldahan iyo mid toos ah isweydarsadaan xildhibanadaas oo xogo badan toosh ku ifiyay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)