Daawo:Lamaane ka cararay Shabaab oo la kulmay dhacdo aad u argagax badan oo aaqirkii sababtay…

Dhacdo siweyn looga murugooday ayaa kadhacday dalka Liibiya tasoo la kulantay gabar iyo wiil kasoo baxsaday kooxda al shabaab oo ka dagaalanto gudaha dalka soomaaliya.

Gabadha iyo wiilka aya lagu kala magacabaa Leylo iyo Maxamed oo sanado badan kujiray xabsiyada liibiya ayagoo kala kulmay dhacdooyin aad u murugo badan kasoo aaqirkii si silic ah isugu dilay Maxamed.
https://web.facebook.com/bbcnewssomali/videos/379281499398070/?t=68

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here