Daawo:Dhalinyarada Somaliland oo ku qul qulaayo magaalada Muqdisho hal arin darteed

Heerka Shaqo La aanta ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Gaadhay Halkii ugu Saraysay Waxaana Dhalinyarada Somaliland Arrintaasi ku Khasabtay inay Shaqo u Doontaan Dawlada Fadaralka Somalia.

Halkan ka Daawo Muuqaal

Dhalinyarada Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Lagu Arkayey Magaalada Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo Shaqo u Doontay Goobahaasi kadib Markii ay Shaqo ka Waayeen Dhulka Maamulka Somaliland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay