Daawo:Dhacdo dunida kayaabisay oo kataagan nairobi haweeney baadi goobeyso nin guursada ayadoo diyaar ah

Dhacdo siweyn maanta looga hadal haayo baraha bulshada iyo warbaahinta ayaa kadhacday magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya kadib markii haweeney boor kusoo qoratay in ay dooneyso nin guursada.

Haweeneydaan oo usoo labisatay hab aroos ah isla markaa soo gashatay dharka taashka ayaa sheegtay in ay dooneyso nin guursada waxaana gacanta ku heysataa gabar yar oo dhashay.

Dhacdadaan ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada waxaana oga bogan doontaa muqaalka hoose ee ku lifaaqan warka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)