Daawo:Dhacdadii ugu murugada badneyd oo haatan kataagan Norway Aabe soomaaliyeed oo ay…

Arin murugo badan ayaa caawa naga soo gaartay magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kadib markii manata oo maxkamad kasoo muuqday nin soomaali ah.

Maxkamada oo socon doonta dhageysigeeda mudo laba maalmood ayaa lashegaya in aabe soomaaliyeed dib looga ceshtay sharcigii oo dalkaas ku lahaa kadibna loo soo tarxiili rabo dalka soomaaliya ayadoo laga reebanaayo caruurtiisa.

Sida ay noo sheegeyn soomaalida halkaas ku nool ayaa sheegtay in ay tahay dhacdadii ugu horeyse uguna xumeyd ee soo marta jaaliyada soomaaliyeed ee dalkaas ku nool.

Aabaha dhalay caruurtaas laga soo tarxiili rabo ayaa fariin udiray shacabka soomaaliyeed iyo dowlada in arintiisa wax laga qabto madaama ay tahay mid aad u xanuun badan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)