DAAWO:Amb Caalim”Abiy Ahmed wuxuu luminaa sumcadiisii Waqtiga kooban helay kadib markii oo ku fashilmay…

Amb Caalim oo aqoonyahanad ka faalooda arimaha gobolka iyo Soomaalida ayaa ka hadlay warbixinta ee qaramada midobe kasoo saartay Abiy Ahmed.