DAAWO: Xasan Sheekh oo helay Codadka Xildhibaannadii ugu badnaa iyo Siyaasiin caan ah oo la saftay

//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa aad u qalqal cheap mlb jerseys geliyey musharraxiinta isaga xilka Glowbot madaxweyne kula tartamaya.

Xasan Sheekh ayaa xalay meel isugu keenay in ka badan 180 xildhibaan oo si cad u sheegaya iney Xasan dooran doonaan, taasi oo dad badan ka yaabisey.

Xildhibaannadan oo ay ku jiraan Hello rag aad caan u ah ayaa bannaanka soo dhigey in aysan laab laab ku jirin cidda ay dooran doonaan, iyaga oo sheegay iney dooranayaan madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxay sheegeen xildhibaannada qaarkood oo hadlay iney dalkaan uu u baahan yahay in laga Campamento sii wado halka uu maanta joogo sidaasi Cry darteedna ay Sa?l?kl?  Xasan codkooda siinayaan.

Xasan Sheekh ayaa isaga oo DEG: dhoola cadeynaya u mahadceliyey dhammaan xildhibaannada Labada aqal ee isaga taageerada gaarka ah u haya, waxaana uu wholesale nba jerseys sheegay inuu ku faraxsan yahay cheap nba jerseys taageerada xildhibaannadan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale soo bandhigey qorshihiisa waxqabad ee 4-ta sano ee soo aadan, isaga oo tilmaamay in dalkaan uu isbedal muuqdo keeni doono.

Musharraxiin badan ayaa aad ula yaabay tirada xildhibaannada ee taageersan Xasan Sheekh, del qaarkoodna waxay ku laba cheap nfl jerseys shakinayaan iney hadaba doorashada isaga haraan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)