DAAWO:- Xasan Sheekh “ Kenya Waa Dal aan daris nahay oo Xiriir Wanaagsan nagala dhaxeeyo balse raali kama noqoneyno in Biyaheena ay Xoog ku qaadato”..

Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo Xiriir Wanaagsan.

Waxa uu sheegay in Muranka badda ee u dhaxeeya labada Dowladooda uusan saameyn ku yeelan doonin Xiriirka labada Dal.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in aysan marnaba ka laaban doonin go’aankooda dacwada ah balse uusan go’aankaasi saameyn ku yeelan doonin Xiriirka Dowladda Kenya ay la leeyihiin.

Waxa uu xusay in Kenya ay tahay dal daris la ah Soomaaliya, qeybna ka qaadata dagaalka Al-Shabaab lagula jiro, isla markaana ay heshiis sii ahaan doonaan


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay