Daawo:- Wasaarada Gaadiidka iyo Gudiga Baarlamaanka Oo Kullan Xasaasi Ah Wada Qaatay

Wasaarada Gaadiidka iyo gudiga baarlamaanka u qaabilsan arrimaha gaadiidka ayaa kullan xasaasi ah maanta wada yeeshay.

Gudiga baarlamaanka ayaa mas`uuliyiinta wasaarada ka dhageystay faahfaahinta shaqooyin ay soo qabteen iyo sida ay u maareeyeen lacagihii wasaarada la siiyey.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay