DAAWO: Wasiir Goodax oo sheegay xildhibaanada diiday in laga hadlo amniga ay yihiin Al-shabaab Ninkaasaana kamid ah

Wasiisrka waxbarashada xukuumada fadraalka somaliya ahna xildhibaan katirsan golaha shacabka mudane goodax bare oo kaqaybgalayay golankii maanta buuqa kusoodhamaaday ayaa sheegay in xildhibaanada diiday in laga hadlo amniga ay yihiin dhamaantood al-shabaab lana shaqeeyaan waxa uu intaas raaciyay ninkaasaana kamid ah.

     HOOS KADAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here