Home WARARKA Daawo Wareysi Xasaasi ah: Xasan sheekh oo Su’aalo kulul la weydiyay iyo...

Daawo Wareysi Xasaasi ah: Xasan sheekh oo Su’aalo kulul la weydiyay iyo Rajada uu ka qabo doorashada…

2
0

Madaxweynaha Waqtiga ka dhamaaday Xasan sheekh ayaa Wareysi Xasaasi ah siiyay Idaacada Vod Wareysiga oo Muuqaal ah waxaana la weydiyay su’aalo kulul waxaana ka mid ah waxa uu u qabtay Ummada Soomaaliyeed Mudadii uu xilka hayay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Xasan sheekh ayaa sidoo kale la hordhigay Su’aalo ay kamid yihiin Rajada uu ka qabo doorashada oo ah in markale la doorto iyo Loolanka adag ee kala dhaxeeya Musharaxiinta Mucaaradka ku ah isaga.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here